Dowlada Somalia oo goor dhow shaacisay in berri ay tahay Maalinta 1aad ee Ciidul fitriga

Dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Berri ee Talaadadda 4-ta bisha June ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta xukuumadda Somalia ayaa shaacisay go’aankan kadib markii laga arkay gobolo ka mida Soomaaliya sida Sh/Dhexe, Sh/Hoose, J/Hoose, Bay iyo meelo kale, waxaana arrintan xaqiijiyey culimo … Continue reading Dowlada Somalia oo goor dhow shaacisay in berri ay tahay Maalinta 1aad ee Ciidul fitriga